Advertisements

AL-shabaab oo shaacisay magaca Qabiilka uu ka soo jeedo Ninkii isku qarxiyay Baar sanguuni

161 0

AL-shabaab Ayaa shaacisay magaca iyo  Qabiilka uu ka soo jeedo ninkii isku  Qarxiyay xaro ku taalay deeganka  Bar sanguuni ee gobolka jubada hose Maamulka Jubaland.

Idaacad lagu magacabo andulus ee  Ku Hadasha afka alshbab Ayaa ku  Sheegtay in ninkaas lagu magacabi jiray Cabdinasir Xasan salaad oo lagu naneso  Badbaado.

Cabdinasir Xasan salad oo 23 jir ah  Ayaa U dhashay Qabilka Duduble  Jufada awr waden.

Cabdinasir xasan salaad Ayaa waxaa adeer u ahaa  Sheekh cabdulaahi salaad  Horay uga mid ahaa horjogayasha  Al-shabaab balse ay ciidamadii  Ethiopia Muqdisho ku dileen.

Cabdinasir ayaa ku dhashay  MagaladaMuqdisho Kuma  Barbaaray Magalada muqdiso Ayeey sheegtay idacada u hadasha  Al-shabaab .

Advertisements

Related Post

Leave a Reply

%d bloggers like this: