Advertisements

Booliska Mareeykanka ayaa gacanta ku dhigay muwaadin Soomaaliyeed oo Xaaskiisa Dilay

88 0

Ciidamadda Booliska dalka Panama ayaa gacanta ku dhigay nin Soomaali ah oo xaaskiisa ku dilay magaalada San Diego dalka Mareykanka.

Cabdicasiis Kerow, 45 jir ah ayaa dib loogu soo celiyey dalka Mareykanka Khamiistii waxaana lagu eedeyey inuu ka dambeeyey dilka xaaskiisa, Muna Kuri, 36 jir ah, waxaa sheegey sidaan Booliska San Diego.

Meydka Kuri ayaa waxaa helay walaashey waxaana laga helay guri ay daganeyd oo ku yaala xaafadda la yiraahdo Van Dyke March 4 labo cisho kadib markii qoyskeeda wax war ah ka waayeen.

Jinaay.com

Advertisements

Related Post

Leave a Reply

%d bloggers like this: