Advertisements

Deg-Deg: Qarax ka dhacay Magaalada muqdisho

69 0

Qarax xoogan Ayaa goordhow Ka dhacay tallada Daljirka Dahsoon, qaraxani ayaa waxaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Ma jiro wax faahfaahin ah oo ka soo baxay qaraxa iyo dhibaatada uu geystay.

Hase ahaate qaraxa ayaa si weyn looga maqlay meela badan oo kamida magaalada Muqdisho

Lasoco wixii warar ah ee kasoo kordha

Advertisements

Related Post

Leave a Reply

%d bloggers like this: