Advertisements

Deg deg: Suuqa ugu weeyn soomaaliya oo dab qabsaday

77 0

Waxaa goor dhow dab qabsaday qeeybo ka Mid ah suuqa ugu weeyn soomaaliya bakaaraha lama oga sababta ka dambeysay dabka.

Dad goobjoogayaal ah ayaa inoo xaqiijiyay dabka inuu ku sii fidaya qeybo hor leh qasaraha ayaa u muuqda mid sii badanaya.

Dhanka kale waxaa da’daalo dabkan lagu xakameynayo wada shaqaalaha dab demiska iyo shacab samafalayaal ah.

Wixii kusoo kordha Waxad kaga bogan Doontan wararkena Dambe.

Advertisements

Related Post

Leave a Reply

%d bloggers like this: