Advertisements

Madaxi Shirkada DP-World ee qeeybteeda Puntland ayaa Goowrdhow lagu toogtay Bosaaso

85 0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Boosaaso ee Gobolka bari ayaa ku waramaya in goordhaweyd Magaaladaas lagu dilay Masuulkii Shirkadda DP-World ee Magaaladda Bosaaso u joogay.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal Nin hubeysnaa  ayaa dilay Mas’uulka xili uu joogay agagaarka Dekadda.

Mas’uulka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Paul Anthony Fermosa,wuxuuna ahaa Madaxii Mashaarciida Dekadda.

Jinaay Media

Advertisements

Related Post

Leave a Reply

%d bloggers like this: