Advertisements

Isku dhac labo ciidan oo ka wada tirsan Al-shabaab oo ka dhacey Tuulada Qasax Oomane.

Posted by - April 1, 2019

Wararka naga soo gaaraya Degmada Berdaale ee Gobolka Bay ayaa waxaa ay sheegayaan in isku dhac u dhexeeya labo ciidan oo ka wada tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Tuulada Qasax Oomane oo ka tirsan Degmada Berdaale ee Gobolka Baay. Isku dhacaas oo ay ku dhinteen ilaa 16 sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab, halka ay tubaneeyo

Advertisements

Al-shabaab oo gobalka shabeelada dhexe dab ku qabadsiiyay gaadiid dhuxul siday

Posted by - March 30, 2019

Wararka ay Jinaay Media ka heleeyso Gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay gubeen Gaadiid dhuxul u soo siday Magaalada Muqdisho. Gaadiidkan ayaa labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa lagu gubay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad, waxaa la sheegay in ay gaarayaan ilaa Saddex gaari,kuwaas oo dhuxul u soo siday Magalada

Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday deegaanka Buulo Mareer

Posted by - March 28, 2019

Dagaal xoogan  ayaa xalay waxaa uu ka dhacay deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellada hoose. Dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyay Ciidamada xoogga iyo  kuwa AMISOM oo dhinaca ah iyo dagaalyahano ka tirsan  ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab xalay weerareen Saldhigyo Ciidamada xoogga iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Buulo

Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Posted by - March 27, 2019

Qarax xooganaa oo inta badan laga maqlay Xaafadaha magaaladda Muqdisho ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda. Sida ay Jinaay Media u xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay agagaarka Cali Kamiin Degmadda Wartanabadda ee Gobolka Banaadir. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay Kolonyo halkaas maraysay,lama ogaanin waxa ay ahaayeen. Khasaaraha soo baxaya ayaa sheegaya

Ciidamadda Dowladda oo Sheegay in Shabaab kala Wareegeen Deegaano

Posted by - March 26, 2019

Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka sameeyay deegaano ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfurta dalka Soomaaliya. Deeganada ay ciidamadda howlgalka ka sameeyeen ayaa kala ah Godale iyo Cadalay oo hoostaga deegaankaToora-toorow ee gobolkaasi. Sidoo kale Ciidanka Xooga Danab ayaa gudaha u galay deegaanada Luqmaan Cilmi shide iyo Baladul-amiin waxaana halkaasi isaga cararay Al-Shabaab

Dad ku nool waqooyiga degmadda Kismaayo deeganada Gosha oo ay soo foodsaartay xaalado dhanka nolasha ah

Posted by - March 23, 2019

Shacabka ku nool deegaanada Baarka iyo Sanguuni ee  dhanka waqooyi ee Magalada Kismayo ayaa cabasho xoogan ka muujiyay xaalado bini adanimo oo la soo daristay kadib markii deegaannadoodi ay kasoo barakiciyeen Al-shabab. Gudoomiyaha deegaanka Baar Sanguuni Xuseen Axmed Cusmaan Maxamed ayaa  sheegay in xaalad aad u Liito ay deegaanka ka jiro dadka deegaankana aysan heysan

Maamul gobaleedka Galmudug oo sheegtay in ay u diyaar garowday dagaalka Al-shabaab

Posted by - March 23, 2019

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Amaanka deeganadda Maamulkaas, iyo dagaalka Xarakadda al-shabaab. Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Saadaq Shiikh Yuusuf oo warbaahinta kula hadlay Magaaladda Dhuusa-mareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa sheegay in amniga Deeganadda Maamulkaas uu yahay mid la isku haleyn karo. Waxa uu sheegay in ciidamadda amaanka Galmudug heegan la galiyay,islamarkaana ay diyaar u yihiin