Advertisements

Maamul gobalaeedka Puntland oo soo bandhigtay qorshe lagu sugayo amaanka Magaalada Boosaaso

Posted by - March 28, 2019

Kulan masuuliyiinta dhinaca Amniga ee maamulka Puntland ay ku yeesheen magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa looga hadlay amniga magaalada iyo sida loo xaqiijin karo xili amaanka magaalada bilihii la soo dhaafay uusan aheyn sidii loo baahnaa. Saraakiisha hay’adaha amniga ayaa sheegay in iyada oo laga fakarayo Amniga Boosaaso la qorsheeyay hanaan lagu sugayo amniga

Advertisements

Taliyaha Booliska Puntland oo sheegay in la soo qabtay nin Boosaaso ku dilay ruux ganacsade ahaa

Posted by - February 13, 2019

Laamaha ammaanka Puntland ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay nin dil habeen hore u gaystay nin ganacsade ahaa oo lagu dilay Bartamaha Magaalada Boosaaso. Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jeneraal Muxudiin Axmed Muuse, ayaa sheegay hawlgal Ciidamada booliska ay sameeyeen in lagu soo qabtay ruux ka mid ahaa shaqsiyaadka dilalka ka gaysta Magaalada. Wuxuu sheegay

Ganacsade Salaad Cabdi Cukaash oo Lagu Dilay Boosaaso

Posted by - February 12, 2019

Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo dil kooxo hubeeysan ay habeenimadi xalay aheeyd ku dileen  ganacsade caan ka aha magaalo xeebeedka Boosaao ee gobalka Bari. Ganacsadaha la dilay ayaa lagu magacaabi Jirey Salaad Cabdi Cukaash,wuxuuna xisaabiye u ahaa shirkad ganacsi oo lagu magacaabo Horseed. Sida ay Jinaay Media u xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo bastooladdo ku

Dilaagi Magaalada Boosaaso ugu gaystay Paul Anthony Farmosa oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray

Posted by - February 5, 2019

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Isbitaal halkaasi ku yaalla uu ku geeriyooday Ninkii ka dambeeyay dilkii maamulihii dekadda Boosaso ee shirkadda P&O Ports, Paul Anthony Farmosa. Ninka dilkaasi ka dambeeyay ee geeriyooday ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Ibraahim Maxamed, waxaana dhaawacay Ciidamo ka mid