Advertisements

Isku dhac labo ciidan oo ka wada tirsan Al-shabaab oo ka dhacey Tuulada Qasax Oomane.

Posted by - April 1, 2019

Wararka naga soo gaaraya Degmada Berdaale ee Gobolka Bay ayaa waxaa ay sheegayaan in isku dhac u dhexeeya labo ciidan oo ka wada tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Tuulada Qasax Oomane oo ka tirsan Degmada Berdaale ee Gobolka Baay. Isku dhacaas oo ay ku dhinteen ilaa 16 sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab, halka ay tubaneeyo

Advertisements

Maamul gobaleedka Galmudug oo sheegtay in ay u diyaar garowday dagaalka Al-shabaab

Posted by - March 23, 2019

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Amaanka deeganadda Maamulkaas, iyo dagaalka Xarakadda al-shabaab. Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Saadaq Shiikh Yuusuf oo warbaahinta kula hadlay Magaaladda Dhuusa-mareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa sheegay in amniga Deeganadda Maamulkaas uu yahay mid la isku haleyn karo. Waxa uu sheegay in ciidamadda amaanka Galmudug heegan la galiyay,islamarkaana ay diyaar u yihiin

Al-shabaab oo la wareegay qeybo ka mid Degmada Balcad

Posted by - March 19, 2019

Ciidanka ka tirsan Al-shabaab ayaa xalaya gudaha ugalay Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ka dib weerar ay Degmada uga soo qaadeen dhowr jiho. dadka Magaalada ayaa xalay hurdada uga soo toosay dhawaaqa rasaasta culus oo ka socto gudaha degmada Balcad islamarkaan is weydaarsanayaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab. Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Balcad ayaa Xaqiijiyey

Ciidamada ammaanka ee DFS oo hub kala duwan ka furtay dagaalyahanada al-shabaab

Posted by - March 10, 2019

Ciidamada amniga ayaa ka furtay hub kala duwan kooxda dagaakyahano ka tirsan ururka al-Shabaab ka dib hawlgal ay ka fuliyeen degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Habeenimadii 09-kii bishaan Maarso ayay Ciidamadu weerar ku qaadeen xaafadda Hantiwadaag halkaas oo markiiba ay ka carareen dagaalyahanadi ka tirsana ururuka al-shabaab. Ciidamadu waxeey gacanta ku dhigeen noocyo kala

Iskahorimaad ka dhacay Baydhabo

Posted by - February 7, 2019

Warar ka ay Jinaay Media ka heleeyso magaalo madaxda gobalka Baay ahna xaruunta kumeel gaarka ah ee doowlad gobaleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya sheegya in saaka oo Khamiis ah waxaa ka dhacay israsaaseeyn u dhaxeysey labo maleeshiyo beeleed. Israsaaseeynta ayaa waxeey ka dhacday duleedka magaalada Baydhabo. Warar ka ayaa intaas waxeey ku darayaan in dagaal kaasi uu