Advertisements

Doowladda Kenya oo shaacisay in ay dhowaan xirayso xerada Qaxootiga ee dhadhaab

Posted by - March 27, 2019

Dowladda Kenya ayaa qorsheeyneeysa in ay xirto xeryaha Dhadhaab oo ay ku jiran ku dhawaad Rubuc malyuun ruux oo inta ugu badan ay Soomaali yihiin. Qorshahaasi waxaa uu dhaqan gali doonaa bilaha soo socda sida laga ogaaday qoraal ay Qaramadda Midoobay leedahay oo ay aragtay Wakaaladda Wararka ee AFP. Xeryaha qoxootiga Dhadhaab oo 30 sano

Advertisements

Soomaaliya iyo Kenya oo ku heshiiyay in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyeed ee labada dal

Posted by - March 6, 2019

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay Aqalka Madaxtooyada Kenya. Ajandaha wada hadalladan oo ku koobnaa xal u helista mugdiga diblomaasiyadeed ee labada dal ayaa madaxweynayaashu waxa ay ku heshiiyeen in dib loo soo celiyo, lana xoojiyo xiriirka iyo

Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ku wajahan dalka Kenya

Posted by - March 5, 2019

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa goor dhaw u ambabaxaya magaalada Nayroobi halkaas oo ay wadahadallo saddex geesood ah kula yeelan doonaan Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Wadahadalladii u socday Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa goor dhaw soo gabagaboobay, waxayna

Kenya provides facts on Somalia maritime dispute to UN, African councils

Posted by - February 28, 2019

The Ministry of Foreign Affairs has drawn the attention of United Nation and African Union Security Councils to the unfolding maritime border dispute between Kenya and Somalia. MFA Cabinet Secretary Monica Juma told Capital FM News on Wednesday her ministry had briefed ambassadors of nations with membership at the United Nations Security Council and the

Kenya oo sharaxaad ku saabsan arrinta muranka Badda ee u dhaxeeya iyada iyo Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobey iyo Midoowga Afrika

Posted by - February 28, 2019

Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa dareenkeeda ku aadan muranka xuduud badeedka Soomaaliya iyo Kenya u gudbisay Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika. Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa u sheegtay warbaahinta Capital FM in Wasaaradeeda ay ku wargelisay Safiirada dalalka xubinta ka ah Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika si ay arrintan wax badan uga ogaadaan

Ganacsatada ka ganacsata qaadka ayaa shaacisay waqtiga lay joojinayan qaadka laga keeno dalka Kenya

Posted by - February 21, 2019

Kaddib markii maalin ka hor ay ku dhawaaqeen ganacsatada keenta qaadka magaalada muqdisho inay joojiyeen qaadkii ay keeni jireen sababo la xiriira xasradda siyaasadeed ee ka dhex aloolsan soomaaliya iyo Kenya islamarkaana maalintii shalay ahayd uu yimid muqdisho mid ka badan kuwii horay u imaan jiray ayaa arrintaasi waxaan wax ka weydiinay guddoomiyaha guddiga ganacsatada

Wasiirka Arrimahada dibadda Kenya oo dhawaan la filaayo in ay Booqasho ku timado Muqdisho

Posted by - February 19, 2019

Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa maanta waxaa hortageysa Wasiiradda arrimaha dibadda Kenya Munica Juma,waxaana ay su’aalo ka weydiinayaan khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhexgalay Soomaaliya iyo Kenya. Guddiga difaaca iyo arrimaha dibadda Kenya, Ninka Guddoomiyaha ka ah Katoo Metito, ayaa sheegay in Wasiirka ay doonayaan in ay wax ka weydiiyaan khilaafka dibolamaasiyadeed ee sii xumaanaya una

Waa maxay shuruudaha ay Kenya hor dhigtay Soomaaliya, si xal looga gaaro khilaafka labada dal?

Posted by - February 18, 2019

Dowladda Kenya ayaa shuruudo adag hor-dhigtay dowladda Soomaaliya, si loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee labada dal, kaddib markii maalin ka hor ay Kenya u yeeratay Safiirkeedii u fadhiyay Muqdisho, kuna amartay Safiirkii Soomaaliya inuu dalkeeda ka baxo. Sida ay qoreen warbaahinta Kenya oo soo xiganayay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya Macharia Kamau waxaa

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada doowlada oo lagu dilay Degmada Afgooye

Posted by - February 18, 2019

Xoogaga Shabaab ka tirsan ayaa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose, waxa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Asluubta Soomaaliya. Dilkaan ayaa wuxuu ka dhacay Bartamaha Suuqa Degmada Afgooye, kadib markii laba nin oo hubaysan ay toogteen Sarkaalkaan ka tirsanaa Ciidamada Asluubta. Kooxdii dilka gaysatay ayaa sida caadada aheyd ka baxsaday goobtii dilka ay

Beeraleeyda Qaadka ee Kenya oo ku hanjabay inay Soomaaliya ka joojiyanayaan Qaadka

Posted by - February 18, 2019

Ganacsatada Qaadka ee Kenya ayaa ku hanjabay inay joojinayaan Qaadka ay u dhoofiyaan Soomaaliya, haddii uu sii xumaado xiriirka u dhexeeya labada dal. Afhayeenka Ganacsatada Qaadka ee dalka Kenya Kimathi Munjuri ayaa sheegay inay joojin doonaan Qaadka ay keenaan Soomaaliya, isagoo xusay in mar walba Soomaaliya ku hanjabto joojinta Qaadka, balse ay iyaga ka dhabeynayaan.