Advertisements

Sirdoonka Kenya ayaa sheegay in Al-shabaab ay muwaadiin Kenyan ah ku dileen Somaaliya

Posted by - March 30, 2019

Warbaahinta Kenya ayaa sheegay Sedax muwaadin oo Kenya u dhashay ay ka mid ahaayeen Dadkii ay Al-shabaab ku dileen Deegaanka Yaaq-baraawe ee gobolka Bay Talaadadii lasoo dhaafay. Dadka ay Al-shabaab laayen oo ahaa Shan qof waxay ku eedeeyeen in ay basaas u ahaayeen Dowladda Soomaaliya iyo Saaxiibadeed dagaalka ku taageera. Dadka Kenyan ka ah waxaa

Advertisements