Advertisements

Doowladda New Zealand oo joojineysa hubka ay isticmaalaan rayidka

Posted by - March 21, 2019

Dowladda dalka New Zealand ayaa sheegtay in ay joojin doonto isticmaalka nuucyada hubka ee dadka rayidka ah, ka dib markii dalkaasi ay soo mareen xaaladdii ugu xumeyd ee lagu laayo 50-ruux oo ku jiray Masjid. R/Wasaaraha dalkaasi haweeneyda lagu magacaabo acinda Ardern ayaa sheegtay in la mamnuuci doono dhammaan nuucyada hubka u dhaca darandooriga e

Advertisements