Advertisements

Isku dhac labo ciidan oo ka wada tirsan Al-shabaab oo ka dhacey Tuulada Qasax Oomane.

Posted by - April 1, 2019

Wararka naga soo gaaraya Degmada Berdaale ee Gobolka Bay ayaa waxaa ay sheegayaan in isku dhac u dhexeeya labo ciidan oo ka wada tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Tuulada Qasax Oomane oo ka tirsan Degmada Berdaale ee Gobolka Baay. Isku dhacaas oo ay ku dhinteen ilaa 16 sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab, halka ay tubaneeyo

Advertisements

Shir looga hadlayo mideynta Waxbarashada Dalka oo maanta ka furmaya magaalo madaxda gobalka Baay ee Baydhabo

Posted by - March 30, 2019

Magaalada Baydhabo ee xarunta Ku meel gaarka ah ee Dawlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ahna magaalo madaxda gobalka Baay ayaa saaka waxaa ka furmaya shir looga hadlayo midaynta Waxbarashada dalka, kaas oo ay ka qayb-galayaan Wasaaradda Waxbarashada dalka iyo wakiillo ka socda Dawlad goboleedyada. Shirkan waxaa diiradda lagu saarayaa sidii Manhajka Waxbarashada Dalka loo midayn lahaa,

Al-shabaab oo gobalka shabeelada dhexe dab ku qabadsiiyay gaadiid dhuxul siday

Posted by - March 30, 2019

Wararka ay Jinaay Media ka heleeyso Gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-shabaab ay gubeen Gaadiid dhuxul u soo siday Magaalada Muqdisho. Gaadiidkan ayaa labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa lagu gubay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad, waxaa la sheegay in ay gaarayaan ilaa Saddex gaari,kuwaas oo dhuxul u soo siday Magalada

Qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho oo xiran+Ciidamo Gaadiid Dagaal Wata oo Lagu Arkayo

Posted by - March 30, 2019

Ciidamadda amaanka Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar kamid ah Wadooyinka Magaaladda Muqdisho. Waxaa sido kala wadooyinka lagu arkaayay ciidamo farabadan iyo gaadiid dagaal. Wadooyinka xiran waxaa kamid ah isgoysyadda Tarabuunka, Soobe,Banaadir, howlwadaag iyo sidoo kale wadooyin kale oo muhiim ah oo ku yaala Magaaladda muqdisho. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa lagu soo

Maamul gobaleedka Puntland oo sheegtay in biyo dhaamin u sameeynayan deegaanada ay abaarta saameeysay

Posted by - March 29, 2019

Cali Xassan Axmed (Sabareey) Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland ayaa sheegay in golaha wasiirada maamulka Puntland ay  ku dhawaaqeen  in  200 oo booyado biya ugu deeqeen Shacabka ku nool degaanno ka tirsan Puntland oo abaar iyo biya la’aan daran ka jirto, inkastoo aysan magacaabin deegaannadaasi. Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland ayaa sheegay in xukuumaddu ay 200 oo

Maamul gobaleedka Galmudug oo sharuud ku xirtay heshiis ay la gasho Dowladda Federalka ee Soomaaliya

Posted by - March 29, 2019

Hogaanka Maamulka Galmudug ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo saacado badan qaatay oo ay la yeeshayn Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, kulamadaas oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in kulan mira dhalkiisa rajo wanaagsan ay ka qabaan hogaanka Galmudug in ay

Maamul gobalaeedka Puntland oo soo bandhigtay qorshe lagu sugayo amaanka Magaalada Boosaaso

Posted by - March 28, 2019

Kulan masuuliyiinta dhinaca Amniga ee maamulka Puntland ay ku yeesheen magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa looga hadlay amniga magaalada iyo sida loo xaqiijin karo xili amaanka magaalada bilihii la soo dhaafay uusan aheyn sidii loo baahnaa. Saraakiisha hay’adaha amniga ayaa sheegay in iyada oo laga fakarayo Amniga Boosaaso la qorsheeyay hanaan lagu sugayo amniga

Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku soo dhigay nin miino dhulka ku aasayay

Posted by - March 28, 2019

Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay nin miino ku aasayay mid ka mid ah waddooyinka degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir. Howlgalkan ayaa waxaa sameeyay Ciidamo ka tirsan Booliska qeybta Galbeed ee Gobolka Banaadir, waxaana gacanta lagu soo dhigay nin dadka deegaanka ay ku sheegeen inuu Miino dhulka ku aasayay. Wararka ayaa sheegaya in howlgalkan ay

Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Posted by - March 27, 2019

Qarax xooganaa oo inta badan laga maqlay Xaafadaha magaaladda Muqdisho ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda. Sida ay Jinaay Media u xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay agagaarka Cali Kamiin Degmadda Wartanabadda ee Gobolka Banaadir. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay Kolonyo halkaas maraysay,lama ogaanin waxa ay ahaayeen. Khasaaraha soo baxaya ayaa sheegaya