Advertisements

Wasiir kuxigeenkii Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha oo lagu Dilay Qaraxyadii saaka ka dhacay Muqdisho

55 0

Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda shaqada iyo Shaqaalaha Saqar Ibraahim Cabdalla ayaa ku geeriyooday qaraxyadii lagu weeraray Xarunta wasaaradda.

Saqar ayaa sidoo kale ahaa Xildhibaan ka Tirsan baarlamaanka Soomaaliya,waxaana la sheegay inuu kamid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxa dhismaha Wasaaradda.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa, islamarkaana dabley ka tirsan ay gudaha ugu jiraan dhismaha wasaaradda.

Dhanka kale Ciidamadda amaanka Dowladdda federaalka Soomaaliya ayaa soo afjaray weerarka,waxayna toogteen labo kamid ahaa dableydii weerarka soo qaaday oo afar aheyd.

Jinaay.com

Advertisements

Related Post

Leave a Reply

%d bloggers like this: